المدثر
Al-Muddaththir
Translation: Somali - Mahmud Muhammad Abduh · Open the surah
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡمُدَّثِّرُ
Open ayah 74:1(Nabiga) Isadadayow.
قُمۡ فَأَنذِرۡ
Open ayah 74:2Istaag oo dig.
وَرَبَّكَ فَكَبِّرۡ
Open ayah 74:3Eebahaana waynee.
وَثِيَابَكَ فَطَهِّرۡ
Open ayah 74:4Dharkaagana daahiri.
وَٱلرُّجۡزَ فَٱهۡجُرۡ
Open ayah 74:5Xumuuntana ka hijroo (iyo Sanamyada).
وَلَا تَمۡنُن تَسۡتَكۡثِرُ
Open ayah 74:6Hana ku mannaysan Adoo Badsan (waxaad Bixisay).
وَلِرَبِّكَ فَٱصۡبِرۡ
Open ayah 74:7Eebahaa Dartiisna u Samir.
فَإِذَا نُقِرَ فِي ٱلنَّاقُورِ
Open ayah 74:8Marka Suurka (yiaame) la Afuufo.
فَذَٰلِكَ يَوۡمَئِذٖ يَوۡمٌ عَسِيرٌ
Open ayah 74:9Maalintaasu waa maalin ku Daran.
عَلَى ٱلۡكَٰفِرِينَ غَيۡرُ يَسِيرٖ
Open ayah 74:10Gaalada oon u Fududayn.
ذَرۡنِي وَمَنۡ خَلَقۡتُ وَحِيدٗا
Open ayah 74:11Isukaanna daa Aniga iyo kaan Abuuray isaga oo kaligiisa.
وَجَعَلۡتُ لَهُۥ مَالٗا مَّمۡدُودٗا
Open ayah 74:12Una yeelay Xoolo Badan.
وَبَنِينَ شُهُودٗا
Open ayah 74:13Iyo Wilaal Jooga oo «Darban».
وَمَهَّدتُّ لَهُۥ تَمۡهِيدٗا
Open ayah 74:14Aan una waasiciyay Risqiga.
ثُمَّ يَطۡمَعُ أَنۡ أَزِيدَ
Open ayah 74:15Oo haddana sii damci inaan u Badiyo.
كَلَّآۖ إِنَّهُۥ كَانَ لِأٓيَٰتِنَا عَنِيدٗا
Open ayah 74:16Saas ma aha, ee kaas wuxuu diiday Aayaadkannaga.
سَأُرۡهِقُهُۥ صَعُودًا
Open ayah 74:17Waxaana ku kalligi (Ku Dhibi) Cadaab daran.
إِنَّهُۥ فَكَّرَ وَقَدَّرَ
Open ayah 74:18Gaalkaasu wuu Fikiray waxbuuna Goostay.
فَقُتِلَ كَيۡفَ قَدَّرَ
Open ayah 74:19Waxaana loo Lacnaday Siduu wax u goostay.
ثُمَّ قُتِلَ كَيۡفَ قَدَّرَ
Open ayah 74:20Haddana waxaa loo Lacnaday siduu wax u goostay.
ثُمَّ نَظَرَ
Open ayah 74:21Kadib wuxuu eebay (si uu Quraanka u wax yeeleeyo).
ثُمَّ عَبَسَ وَبَسَرَ
Open ayah 74:22Wuuna Waji Macbuusay oo Uruuriyay.
ثُمَّ أَدۡبَرَ وَٱسۡتَكۡبَرَ
Open ayah 74:23Markaasuu jeedsaday oo is Kibriyay.
فَقَالَ إِنۡ هَٰذَآ إِلَّا سِحۡرٞ يُؤۡثَرُ
Open ayah 74:24Isagoo Dhihi quraankani ma aha waxaan sixir la soo Guuriyay ahayn.
إِنۡ هَٰذَآ إِلَّا قَوۡلُ ٱلۡبَشَرِ
Open ayah 74:25quraankani ma aha waxaan hadal Bashar ahayn.
سَأُصۡلِيهِ سَقَرَ
Open ayah 74:26waxaannu galin kaas (Naarta) saqara.
وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا سَقَرُ
Open ayah 74:27Ma taqaannaa Naarta Saqara.
لَا تُبۡقِي وَلَا تَذَرُ
Open ayah 74:28Hilib iyo laf midna ma Reebto.
لَوَّاحَةٞ لِّلۡبَشَرِ
Open ayah 74:29waxayna Doorisaa jidhka (oy Gubtaa).
عَلَيۡهَا تِسۡعَةَ عَشَرَ
Open ayah 74:30waxaana kor jooga (ka shaqeeya) sagaal iyo toban malag (ama saf).
وَمَا جَعَلۡنَآ أَصۡحَٰبَ ٱلنَّارِ إِلَّا مَلَٰٓئِكَةٗۖ وَمَا جَعَلۡنَا عِدَّتَهُمۡ إِلَّا فِتۡنَةٗ لِّلَّذِينَ كَفَرُواْ لِيَسۡتَيۡقِنَ ٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلۡكِتَٰبَ وَيَزۡدَادَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ إِيمَٰنٗا وَلَا يَرۡتَابَ ٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلۡكِتَٰبَ وَٱلۡمُؤۡمِنُونَ وَلِيَقُولَ ٱلَّذِينَ فِي قُلُوبِهِم مَّرَضٞ وَٱلۡكَٰفِرُونَ مَاذَآ أَرَادَ ٱللَّهُ بِهَٰذَا مَثَلٗاۚ كَذَٰلِكَ يُضِلُّ ٱللَّهُ مَن يَشَآءُ وَيَهۡدِي مَن يَشَآءُۚ وَمَا يَعۡلَمُ جُنُودَ رَبِّكَ إِلَّا هُوَۚ وَمَا هِيَ إِلَّا ذِكۡرَىٰ لِلۡبَشَرِ
Open ayah 74:31Ugama Aannaan yeelin naarta kuwa ka shaqeeya malaa'ig, tirana uma aannaan yeelin inay Gaaladu ku fidnoobaan Mooyeen, iyo inay yaqiin sadaan kuwa Kitaabka la siiyay, iyo inay kordhistaan kuwii xaqa Rumeeyay Iimaan, ayna shakiyiinna kuwii Kitaab- ka la siiyay iyo Mu'miniintu, iyo inay Dhahaan kuwa Qalbiga ka buka iyo Gaaladu Eebe muxuu uga Jeedaa Tusaalahan, saasaa Eebe u dhumiyaa Ruuxuu Doono, una Hanuuniyaa Ruuxuu Doono, wax og junuuda Eebe oon isaga Ahaynna ma jiro, waxaan la soo Sheegayna ma aha waano Dadka Mooyee.
كَلَّا وَٱلۡقَمَرِ
Open ayah 74:32Waxaa sugan dayaxa ku Dhaartaye.
وَٱلَّيۡلِ إِذۡ أَدۡبَرَ
Open ayah 74:33Iyo Habeenku Markuu Jeedsado.
وَٱلصُّبۡحِ إِذَآ أَسۡفَرَ
Open ayah 74:34Iyo Subaxu markuu iftiimo.
إِنَّهَا لَإِحۡدَى ٱلۡكُبَرِ
Open ayah 74:35Ee Naarta Saqara waa waxyaalaha waawayn Midkood (Balaayooyinka).
نَذِيرٗا لِّلۡبَشَرِ
Open ayah 74:36Waana Digniinta Dadka.
لِمَن شَآءَ مِنكُمۡ أَن يَتَقَدَّمَ أَوۡ يَتَأَخَّرَ
Open ayah 74:37Ruuxii Doona inuu Hormaro, iyo Ruuxii Doona inuu dib dhaco, (waa Loodigay).
كُلُّ نَفۡسِۭ بِمَا كَسَبَتۡ رَهِينَةٌ
Open ayah 74:38Naf walba waxay u xidhantahay waxay Camal fashay.
إِلَّآ أَصۡحَٰبَ ٱلۡيَمِينِ
Open ayah 74:39Hase yeeshee kuwa Midigta mari (Ehlu khayrka).
فِي جَنَّٰتٖ يَتَسَآءَلُونَ
Open ayah 74:40Waxay gali Jannooyin, waxayna iswaydiin.
عَنِ ٱلۡمُجۡرِمِينَ
Open ayah 74:41Dambiilayaasha.
مَا سَلَكَكُمۡ فِي سَقَرَ
Open ayah 74:42Iyagoo ku dhihi Maxaa idin Galiyay Naarta saqara.
قَالُواْ لَمۡ نَكُ مِنَ ٱلۡمُصَلِّينَ
Open ayah 74:43Waxayna ugu Jawabi ka mid ma'aannaan ahayn kuwa Tukada.
وَلَمۡ نَكُ نُطۡعِمُ ٱلۡمِسۡكِينَ
Open ayah 74:44Mana aannaan ahayn kuwa Quudiya Miskiinka.
وَكُنَّا نَخُوضُ مَعَ ٱلۡخَآئِضِينَ
Open ayah 74:45Waxaana ahayn kuwa la dhumbada kuwa xumaanta Dumban.
وَكُنَّا نُكَذِّبُ بِيَوۡمِ ٱلدِّينِ
Open ayah 74:46Waxaana ahayn kuwa beeniya Maalinta Abaalmarinta (Qiyaamada).
حَتَّىٰٓ أَتَىٰنَا ٱلۡيَقِينُ
Open ayah 74:47Ilaa ay Dhabtu Nooga Timaado (Geeridu).
فَمَا تَنفَعُهُمۡ شَفَٰعَةُ ٱلشَّٰفِعِينَ
Open ayah 74:48Ma anfacayso kuwaas Shafeecada kuwa Shafeeca.
فَمَا لَهُمۡ عَنِ ٱلتَّذۡكِرَةِ مُعۡرِضِينَ
Open ayah 74:49Maxaase u sugnaaday iy waanada uga Jeedsadaan.
كَأَنَّهُمۡ حُمُرٞ مُّسۡتَنفِرَةٞ
Open ayah 74:50ood u moodaa Dameero Diday.
فَرَّتۡ مِن قَسۡوَرَةِۭ
Open ayah 74:51oo ka Cararay libaax.
بَلۡ يُرِيدُ كُلُّ ٱمۡرِيٕٖ مِّنۡهُمۡ أَن يُؤۡتَىٰ صُحُفٗا مُّنَشَّرَةٗ
Open ayah 74:52Haddana wuxuu dooni midkasta oo ka mida warqado Qoran (kitaab).
كَلَّاۖ بَل لَّا يَخَافُونَ ٱلۡأٓخِرَةَ
Open ayah 74:53Saas ma aha Ee kama yaabayaan Aakhiro.
كَلَّآ إِنَّهُۥ تَذۡكِرَةٞ
Open ayah 74:54Waxaa sugan in Quraanku waana yahay.
فَمَن شَآءَ ذَكَرَهُۥ
Open ayah 74:55Ruuxii Doona yaana waantoobi.
وَمَا يَذۡكُرُونَ إِلَّآ أَن يَشَآءَ ٱللَّهُۚ هُوَ أَهۡلُ ٱلتَّقۡوَىٰ وَأَهۡلُ ٱلۡمَغۡفِرَةِ
Open ayah 74:56Mana Waantoobayaan in Eebe Doona Mooyee, Eebana wuxuu mutaa in laga Dhawrsado, wuxuuna Ehel u yahay inii Dambi Dhaafo.