الإنشقاق
Al-Inshiqaaq
Translation: Somali - Mahmud Muhammad Abduh · Open the surah
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
إِذَا ٱلسَّمَآءُ ٱنشَقَّتۡ
Open ayah 84:1Marka Samadu jeexjeexanto (qiyaamada).
وَأَذِنَتۡ لِرَبِّهَا وَحُقَّتۡ
Open ayah 84:2Oy Eebe Addeecdo waana xaq addeeciddiisunee.
وَإِذَا ٱلۡأَرۡضُ مُدَّتۡ
Open ayah 84:3Marka dhulka la fidiyo (qiyaamada).
وَأَلۡقَتۡ مَا فِيهَا وَتَخَلَّتۡ
Open ayah 84:4Oo uu soo tuuro waxa ku hoos jira, kana madhnaado.
وَأَذِنَتۡ لِرَبِّهَا وَحُقَّتۡ
Open ayah 84:5Oos Eeba Addeeco waana xaq adeeciddaasina. (wuxuu la kulmi Ruuxwalba Camalkiisa).
يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡإِنسَٰنُ إِنَّكَ كَادِحٌ إِلَىٰ رَبِّكَ كَدۡحٗا فَمُلَٰقِيهِ
Open ayah 84:6Dadow waxaad u dhibboon ood u camalfali xagga Eebe, waadna la kulmi.
فَأَمَّا مَنۡ أُوتِيَ كِتَٰبَهُۥ بِيَمِينِهِۦ
Open ayah 84:7Ruusiise Kitaabkiisa (fiican) Midigta laga siiyo (waa mu'minkee).
فَسَوۡفَ يُحَاسَبُ حِسَابٗا يَسِيرٗا
Open ayah 84:8Waxaa la xisaabin xisaab fudud.
وَيَنقَلِبُ إِلَىٰٓ أَهۡلِهِۦ مَسۡرُورٗا
Open ayah 84:9Wuxuuna ku noqon Ciddiisii (Jannada joogtay) isagoo faraxsan.
وَأَمَّا مَنۡ أُوتِيَ كِتَٰبَهُۥ وَرَآءَ ظَهۡرِهِۦ
Open ayah 84:10Ruuxiise Kitaabkiisa laga siiyo gadaashiisa (waa Dadka xune).
فَسَوۡفَ يَدۡعُواْ ثُبُورٗا
Open ayah 84:11Wuxuu u yeedhan Halaag.
وَيَصۡلَىٰ سَعِيرًا
Open ayah 84:12Wuxuuna gali Naarta Saciira.
إِنَّهُۥ كَانَ فِيٓ أَهۡلِهِۦ مَسۡرُورًا
Open ayah 84:13Maxaa yeelay Markuu dadkiisii dhexjoogay yuu kabirsanaa (Adduunkii).
إِنَّهُۥ ظَنَّ أَن لَّن يَحُورَ
Open ayah 84:14Wuxuuna malaynhayay inuusan Eebe u soo noqonaynin (qiyaame).
بَلَىٰٓۚ إِنَّ رَبَّهُۥ كَانَ بِهِۦ بَصِيرٗا
Open ayah 84:15Saas ma ahee Eebe waa arkaa.
فَلَآ أُقۡسِمُ بِٱلشَّفَقِ
Open ayah 84:16Waxaan ku dhaartay «buu yidhi Eebe» Midabka Qorrax dhaca.
وَٱلَّيۡلِ وَمَا وَسَقَ
Open ayah 84:17Iyo Habeenka iyo wuxuu qariyay.
وَٱلۡقَمَرِ إِذَا ٱتَّسَقَ
Open ayah 84:18Iyo Dayaxa markuu Nuurku buux Samo.
لَتَرۡكَبُنَّ طَبَقًا عَن طَبَقٖ
Open ayah 84:19Ee Dadkow waxaad koraysaan xaalado kala duwan/
فَمَا لَهُمۡ لَا يُؤۡمِنُونَ
Open ayah 84:20Dadka maxaa u sugnaaday oy la rumaynwaayeen (xaqa).
وَإِذَا قُرِئَ عَلَيۡهِمُ ٱلۡقُرۡءَانُ لَا يَسۡجُدُونَۤ۩
Open ayah 84:21Marka Quraanka lagu akhriyana ayna u sujuudaynin.
بَلِ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ يُكَذِّبُونَ
Open ayah 84:22Saas ma ahee kuwa Gaaloobay waxay beenin (xaqa).
وَٱللَّهُ أَعۡلَمُ بِمَا يُوعُونَ
Open ayah 84:23Eebana waa ogyahay waxay qarsan.
فَبَشِّرۡهُم بِعَذَابٍ أَلِيمٍ
Open ayah 84:24Ugu bishaaree caddibaad daran.
إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ لَهُمۡ أَجۡرٌ غَيۡرُ مَمۡنُونِۭ
Open ayah 84:25Hase yeeshee kuwa rumeeyay xaqa camalfiicanna falay waxay mudan Ajri aan go'aynin.