الطارق
At-Taariq
Translation: Somali - Mahmud Muhammad Abduh · Open the surah
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
وَٱلسَّمَآءِ وَٱلطَّارِقِ
Open ayah 86:1Eebe wuxuu ku dhaartay Samada iyo Xiddigga guura.
وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلطَّارِقُ
Open ayah 86:2Ma taqaan Xiddigga guura.
ٱلنَّجۡمُ ٱلثَّاقِبُ
Open ayah 86:3Waa Xiddig ifa.
إِن كُلُّ نَفۡسٖ لَّمَّا عَلَيۡهَا حَافِظٞ
Open ayah 86:4Ee Nafwalba waxaa kor jooga ilaaliye (Malag).
فَلۡيَنظُرِ ٱلۡإِنسَٰنُ مِمَّ خُلِقَ
Open ayah 86:5Ee Dadku ha dayo waxa laga abuuray.
خُلِقَ مِن مَّآءٖ دَافِقٖ
Open ayah 86:6Waxaa laga abuuray Biyo booda.
يَخۡرُجُ مِنۢ بَيۡنِ ٱلصُّلۡبِ وَٱلتَّرَآئِبِ
Open ayah 86:7Kana soobaxa Dhabar iyo laab dhexdood.
إِنَّهُۥ عَلَىٰ رَجۡعِهِۦ لَقَادِرٞ
Open ayah 86:8Eebana waa karaa soo celinta Dadka (qiyaamada).
يَوۡمَ تُبۡلَى ٱلسَّرَآئِرُ
Open ayah 86:9Maalinta la imtixaani waxa (Laabta) ku qarsoon.
فَمَا لَهُۥ مِن قُوَّةٖ وَلَا نَاصِرٖ
Open ayah 86:10Dadkuna Xoog ma leh (Maalintaas) iyo wax u gargaaara midna.
وَٱلسَّمَآءِ ذَاتِ ٱلرَّجۡعِ
Open ayah 86:11Eebana wuxuu ku dhaartay Samada Roobka leh.
وَٱلۡأَرۡضِ ذَاتِ ٱلصَّدۡعِ
Open ayah 86:12Iyo Dhulka jeexma (waxna ka soo baxo).
إِنَّهُۥ لَقَوۡلٞ فَصۡلٞ
Open ayah 86:13Ee Quraanku waa hadal wax kala bixiya (wanaagga iyo Xumaanta).
وَمَا هُوَ بِٱلۡهَزۡلِ
Open ayah 86:14Ciyaarra ma aha (ee waa dhab).
إِنَّهُمۡ يَكِيدُونَ كَيۡدٗا
Open ayah 86:15Gaaladu waxbay dhakri.
وَأَكِيدُ كَيۡدٗا
Open ayah 86:16Annaguna waanu kaydi (Abaalmarin).
فَمَهِّلِ ٱلۡكَٰفِرِينَ أَمۡهِلۡهُمۡ رُوَيۡدَۢا
Open ayah 86:17Ee u sug Gaalada wax yar.