البلد
Al-Balad
Translation: Somali - Mahmud Muhammad Abduh · Open the surah
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
لَآ أُقۡسِمُ بِهَٰذَا ٱلۡبَلَدِ
Open ayah 90:1Eebe wuxuu ka dhaaran Magaalada «Makaad ee Sharrifan».
وَأَنتَ حِلُّۢ بِهَٰذَا ٱلۡبَلَدِ
Open ayah 90:2Ood Nabiyow daggantahay dhexdeeda.
وَوَالِدٖ وَمَا وَلَدَ
Open ayah 90:3Iyo Nabi Aadam iyo carruurtiisa «Dadka».
لَقَدۡ خَلَقۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ فِي كَبَدٍ
Open ayah 90:4Ee Eebe Dadka wuu Abuuray iyagoo dhib iyo shaqo (Adduunka kala kulmi).
أَيَحۡسَبُ أَن لَّن يَقۡدِرَ عَلَيۡهِ أَحَدٞ
Open ayah 90:5Ma waxayse u maleeyeen inaan cidna awood ku lahayn (dadku).
يَقُولُ أَهۡلَكۡتُ مَالٗا لُّبَدًا
Open ayah 90:6Dadka (Gaalada) waxay odhan waxaan bixiyey xoolo badan (si xaqa loo horjoogsado).
أَيَحۡسَبُ أَن لَّمۡ يَرَهُۥٓ أَحَدٌ
Open ayah 90:7Ma wuxuu u maleeyay (xaq diiduhu) inaan cidna arkaynin.
أَلَمۡ نَجۡعَل لَّهُۥ عَيۡنَيۡنِ
Open ayah 90:8Miyaannaan u yeelin Laba indhood.
وَلِسَانٗا وَشَفَتَيۡنِ
Open ayah 90:9Iyo Carrab iyo Laba bishimood.
وَهَدَيۡنَٰهُ ٱلنَّجۡدَيۡنِ
Open ayah 90:10Oo miyaannaan u caddaynin Labada Jid (khayrka iyo sharka).
فَلَا ٱقۡتَحَمَ ٱلۡعَقَبَةَ
Open ayah 90:11Ee Dadku muu jiidho Jiirta.
وَمَآ أَدۡرَىٰكَ مَا ٱلۡعَقَبَةُ
Open ayah 90:12Ma taqaannaa Jiirta.
فَكُّ رَقَبَةٍ
Open ayah 90:13Waa qoor la xoreeyo.
أَوۡ إِطۡعَٰمٞ فِي يَوۡمٖ ذِي مَسۡغَبَةٖ
Open ayah 90:14Iyo cunno la siiyo maalin gaajo.
يَتِيمٗا ذَا مَقۡرَبَةٍ
Open ayah 90:15Agoon kuu dhaw.
أَوۡ مِسۡكِينٗا ذَا مَتۡرَبَةٖ
Open ayah 90:16Ama Miskiin Dhulka ku dhagay (dhibaato darteed).
ثُمَّ كَانَ مِنَ ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلصَّبۡرِ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلۡمَرۡحَمَةِ
Open ayah 90:17Markaas la noqdo kuwa Rumeeyay xaqa, isuna dardaarma Samirka, isuna dardaarma naxariista.
أُوْلَٰٓئِكَ أَصۡحَٰبُ ٱلۡمَيۡمَنَةِ
Open ayah 90:18Kuwaasina waa kuwa Midigta mari.
وَٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بِـَٔايَٰتِنَا هُمۡ أَصۡحَٰبُ ٱلۡمَشۡـَٔمَةِ
Open ayah 90:19Kuwaka Gaaloobayse Aayaadkannaga waa kuwa jidka xun mari.
عَلَيۡهِمۡ نَارٞ مُّؤۡصَدَةُۢ
Open ayah 90:20Waxaana lagu dabooli Naar.