الشمس
Ash-Shams
Translation: Somali - Mahmud Muhammad Abduh · Open the surah
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
وَٱلشَّمۡسِ وَضُحَىٰهَا
Open ayah 91:1Eebe wuxuu ku dhaartay Qorraxda iyo Barqinkeeda.
وَٱلۡقَمَرِ إِذَا تَلَىٰهَا
Open ayah 91:2Iyo Dayuxu markuu Qorraxda raaco.
وَٱلنَّهَارِ إِذَا جَلَّىٰهَا
Open ayah 91:3Iyo Maalintu markay ifiso.
وَٱلَّيۡلِ إِذَا يَغۡشَىٰهَا
Open ayah 91:4Iyo Habeenku markuu daboolo (madoobaado).
وَٱلسَّمَآءِ وَمَا بَنَىٰهَا
Open ayah 91:5Iyo Samada iyo say u dhisantahay.
وَٱلۡأَرۡضِ وَمَا طَحَىٰهَا
Open ayah 91:6Iyo Dhulka iyo suu u fidsanyahay.
وَنَفۡسٖ وَمَا سَوَّىٰهَا
Open ayah 91:7Iyo Nafta iyo sida Eebe u ekeeyay.
فَأَلۡهَمَهَا فُجُورَهَا وَتَقۡوَىٰهَا
Open ayah 91:8Una tusiyay Jidka xun iyo ka Eebe kayaabiddaba.
قَدۡ أَفۡلَحَ مَن زَكَّىٰهَا
Open ayah 91:9Ee waxaa liibaanay Ruxii Naftiisa Daarhiriya.
وَقَدۡ خَابَ مَن دَسَّىٰهَا
Open ayah 91:10Waxaana khasaaray Ruuxii Naftiisa xumaan dhex galiya.
كَذَّبَتۡ ثَمُودُ بِطَغۡوَىٰهَآ
Open ayah 91:11Thamuud waxay beeniyeen (xaqii) kibir dartiis.
إِذِ ٱنۢبَعَثَ أَشۡقَىٰهَا
Open ayah 91:12Marku tagay koodi xumaa (si uu hasha u dilo).
فَقَالَ لَهُمۡ رَسُولُ ٱللَّهِ نَاقَةَ ٱللَّهِ وَسُقۡيَٰهَا
Open ayah 91:13Oo Rasuulkii Eebana ku yidhi, iska daaya Hasha Eebe iyo Cabbideeda.
فَكَذَّبُوهُ فَعَقَرُوهَا فَدَمۡدَمَ عَلَيۡهِمۡ رَبُّهُم بِذَنۢبِهِمۡ فَسَوَّىٰهَا
Open ayah 91:14Wayna beeniyeen Rasuulkii Hashiina way Dileen markaasaa Eebe si daran u caddibay Dambigooda dartiis.
وَلَا يَخَافُ عُقۡبَٰهَا
Open ayah 91:15Isagoon Eebe ka yaabaynin cidhib (iyo wax yeello)