العلق
Al-Alaq
Translation: Somali - Mahmud Muhammad Abduh · Open the surah
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
ٱقۡرَأۡ بِٱسۡمِ رَبِّكَ ٱلَّذِي خَلَقَ
Open ayah 96:1Wax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga).
خَلَقَ ٱلۡإِنسَٰنَ مِنۡ عَلَقٍ
Open ayah 96:2Dadkana ka abuuray Calaq.
ٱقۡرَأۡ وَرَبُّكَ ٱلۡأَكۡرَمُ
Open ayah 96:3Akhri Eebana waa kan Sharafta lehe.
ٱلَّذِي عَلَّمَ بِٱلۡقَلَمِ
Open ayah 96:4Ee Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro.
عَلَّمَ ٱلۡإِنسَٰنَ مَا لَمۡ يَعۡلَمۡ
Open ayah 96:5Dadkana baray waxayna aqoonin.
كَلَّآ إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَيَطۡغَىٰٓ
Open ayah 96:6Saas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen.
أَن رَّءَاهُ ٱسۡتَغۡنَىٰٓ
Open ayah 96:7Markuu isku ogaaday Hodontinnimo.
إِنَّ إِلَىٰ رَبِّكَ ٱلرُّجۡعَىٰٓ
Open ayah 96:8Eebaha xaggiisaase loo noqon.
أَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي يَنۡهَىٰ
Open ayah 96:9Ka warrama midka ka reebaya.
عَبۡدًا إِذَا صَلَّىٰٓ
Open ayah 96:10Addoon (Eebe) oo tukan Salaadda.
أَرَءَيۡتَ إِن كَانَ عَلَى ٱلۡهُدَىٰٓ
Open ayah 96:11Bal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga).
أَوۡ أَمَرَ بِٱلتَّقۡوَىٰٓ
Open ayah 96:12Ama uu fari Eeba ka yaabid.
أَرَءَيۡتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰٓ
Open ayah 96:13Balse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe).
أَلَمۡ يَعۡلَم بِأَنَّ ٱللَّهَ يَرَىٰ
Open ayah 96:14Miyuusan ogayn in Eebe arko.
كَلَّا لَئِن لَّمۡ يَنتَهِ لَنَسۡفَعَۢا بِٱلنَّاصِيَةِ
Open ayah 96:15Saas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda.
نَاصِيَةٖ كَٰذِبَةٍ خَاطِئَةٖ
Open ayah 96:16Food beenaleey ah ghafna badan.
فَلۡيَدۡعُ نَادِيَهُۥ
Open ayah 96:17Ha u yeedho gargaarihiisa.
سَنَدۡعُ ٱلزَّبَانِيَةَ
Open ayah 96:18Waxaanu u yeedhi Malaa'ig darane.
كَلَّا لَا تُطِعۡهُ وَٱسۡجُدۡۤ وَٱقۡتَرِب۩
Open ayah 96:19Saas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe).