الكافرون
Al-Kaafiroon
Translation: Somali - Mahmud Muhammad Abduh · Open the surah
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ
Open ayah 109:1Waxaad dhahdaa, Gaalooy.
لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ
Open ayah 109:2Ma caabudayo waxaad caabudaysaan.
وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ
Open ayah 109:3Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٞ مَّا عَبَدتُّمۡ
Open ayah 109:4Mana caabudin waxaad caabuddeen,
وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ
Open ayah 109:5Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ
Open ayah 109:6Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.