الكوثر
Al-Kawthar
Translation: Somali - Mahmud Muhammad Abduh · Open the surah
بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ
Open ayah 108:1Annagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan).
فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنۡحَرۡ
Open ayah 108:2Ee tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac.
إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلۡأَبۡتَرُ
Open ayah 108:3Ruuxii ku necebna waa mid cidhib beelay.